Waxaa cawada lawada sugayaa ciyaarta weyn ee u dhaxeesa xulalka Germany iyo spain.
Ciyaartan ayaa ka tirsan wareega 8 dhamaadka ee tartanka euro 2024 .
Germany waa marti galiyaasha sanadkan sidoo kale spain waa xulka ugu awooda tartanka waxa ayna wataan ciyaartoy da,yar sida lamine yamal iyo nico Williams.
Germany ayaa ayakane ku duulaya Jamal musaila iyo Toni Kroos .
Maahan markii ugu horeysay ee ciyaaraan 2 daan xul sidoo kale waxa ay isku arkeen final kii euro 2008 kaas oo ay qaaday 1:0 ku qaaday xulka Spain.
Ciyaartan ayaa dadka qaar ku tilmaameen in ay tahay final markii loo eego awooda labada kooxood .
Yaad u rajeeneesaa guusha .