Maxaa ku dhacay al fanaan oomaar

 


Oomaar waxa uu ahaa fanaan soomaaliyeed kaas oo caan ka ahaan guud ahaan gayiga somalida.
Oomaar ayaa lagu xasuustaa in uu soo qaaday heeso fara badan waxaana ugu caansanaa heesta "BARBAR" taas oo uu kusoo baxay sidoo kale dadka qaar ayaa u yaqaana oomaar barbar .
Oomaar ayaa live kasoo galay aalada tiktok asiga oo ku qeylinaya waa ley dili rabaa iga soo gaara iyo hadalo kale oo tiro badan .

Waxa oomaar ka cabaadsiiyay ayaa lagu sheegay in uu  three angele loo yaqaan maasoomiyada ama illuminate .

Hal mar afkiisa kama soo baxaayo Ilaahow i bad baadi waayo xilliyada culeeeska magaca lagu bad baado ee la baryo waa ilaah isaga kaliyaa wax bad-baadiya lkn Fanaan Oomaar wuxuu u wacanayaa qolooyin kale aanan garan Uu leeyahay i bad baadiya.

Three Angel oo shey saddex geesood leh oo markii horeba Programkan ku xireen iyo Dj Subeer oo bad baado waydiisanaayo waa sheekoiyin xaqiiq ah oo dunida ka jirta.

Qolooyinkan waxay u gaarsadaan dadkan oo kale waxay ku gaarsiinayaan heer aad waalato oo xaalad nafsiyan ah gasho hada oomaar qof kasta wuxuu u maleeyaa Juudaan ama dad qalato wal wal ayaa ku furan.qof kastuu arko wuxuu moodaaa in ay dileeso.

Hada kahor waraysi laga qaaday DJ Zubeer wuxuu uu afkiisa ka cadeeyay in ay Soomaalida 8-qof ku yihiin qolooyinkan.

Koleey waa xaalado horaantiis ay wajaheen fanaaniin,siyaasiyiin,ciyaaryahano waayo Xariga ilaah hadaad ka fogaato issgana kuma daryeeli doono.

ilaaah ayaa xaqiiqda og.

Previous Post Next Post

Post Ads 2

Post Ads2